Muuse Biixi oo soo saaray Liiska Golaha dhexe ee KULMIYE iyo khilaafka oo sii xoogaystay

Hargeya(Aftahannews):- Guddoomiyaha Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa galabta soo saaray Liiska Xubnaha iyo magacyada Golaha dhexe ee KULMIYE, kaasoo ay Garabka Madaxtooyadu hoggaamisaa hore u soo saartay, balse isagana Garabkiisu ballan-qaaday inay soo saarayaan, iyada oo ay muuqato inuu sii xoogaysanayo khilaafka labada Garab u qaybiyey Xisbigaas.

Muuse-Biixi-Abdi2

Waxa Sidaa lagu sheegay qoraal uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo galabta uu soo saaray, kaasoo uu nuqul ka mid ah helay Aftahannews.com, waxa tirada xubnaha ku qorani ka kooban tahay laba boqol iyo afar iyo afartan xubnood. Waxaanu qoraalka warkani u dhignaa sidan ee akhris habboon:-

“Halkan waxaanu idiinku  soo gudbinaynaa liiskii golaha dhexe oo aan hubiyey inuu yahay kii  saxda ahaa ee  ay degmooyinku soo xusheen ama soo xuleen oo waafaqsan  dastuurka xisbiga kulmiye. Liiskan waxaa hubiyey guddi uu hogaaminayo guddoomiye ku xigeenka 1aad .

“Ku : Xeer-ilaaliyaha Guud

Ku : Gudida Diwaan Galinata Axsaabta Qaranka

Ku : Komishanka Doorashooyinka Qaranka

Ku : Dhamaan Xubnaha Golaha Dhexe

Liiska Xubnaha Golaha Dhexe Ee Ku Soo Galay Deegaamadac

1. Najax Siyaad Cabdi

2.Naasir Ayjeex Jaamac

3.Xasan Axmed Xuseen

4.Maxamed Yoonis Cawaale

5.Cabdi Muxumed Xirsi

6.Siciid Nuur Jaamac

7.Nuura Xuseen Dhalaax

8.Cumar Cabdilaahi Xuseen

9.Jamaal Caydiid Ibraahin

10.Maxamed Ibraahin Aadan

11.Xariir Xirsi Cadar

12.Cabdixakiin Gaaxnuug Cilmi

13.Axmednuur Aw Cabdi Shaacir

14.Sitiim Xasan Jaamac

15.Maxamed Cali Cumar

16.Sidiiq Cawil Axmed

17.Maxamed Cali Cumar

18.Yuusuf Cismaan Faarax

19.Cabdilaahi Ismaacil Faarax

20.Sahra Maxamed Xuseen

21.Maxamed Nuux Maxamed

22.Farxiya Muuse Ibraahin

23.Wali Khayre Keyse

24.Nuura Yaasiin Cali

25.Dr.Axmed Cali Maax

26.Ibraahin Maxamuud Axmed

27.Abshir Xasan Xaashi

28.Cabdale Muxumed Xirsi

29.Cabdilaahi Jibriil Gaaxnuug

30.Mawliid Maxamed Shaqale

31.C/Kariin Axmed Maxamed [Xinif]

32.Maryan Cumar Maxamuud

33.Faarax Yuusuf Nuur

34.Khadra Cali Jaamac

35.Shariif Abokor Maxamed

36.Jaamac X.Cabdi Axmed

37.Maxamed Saleebaan Rooble

38.Deeqa Cismaan Siciid

39.Maxamed Cabdilaahi Ducaale

40.Layla Cismaan X.Yuusuf

41.Khadra Cali Diiriye

42.Cabdixakiin Maxamed Cabdilaahi

43.Cabdoo Axmed Aayar

44.Cawrala Saalax Faarax

45.Cismaan Siciid Jaamac

46.Cismaan Axmed Maxamed

47.Ibraahim Ducaale Boos

48.Xasan Maxamed Cali

49.Saalax Maxamuud Diiriye

50.Siciid Maxamed Jaamac

51.Maxamed Iidle Maxamed

52.Siciid Maxamed Cismaan

53.Saleebaan Cawil Abokor

54.Hoodo Faarax Warsame

55.Ilhaan Maxamed Jaamac

56.C/Raxmaan Axmed Cali

57.Cawil Saalax Cabdi

58.Maxamuud Xayir Ducaale

59.Axmed Maxamed Jaamac

60.Khayre Cismaan Caalin

61.Maxamed Xasan Maxamed

62.Saleebaan Maxamed Warsame

63.Faarax Siciid Saleebaan

64.Mahad Maxamed Cawaale

65.Aadan C/Laahi X.Xasan

66.Maxamuud Axmed Xirsi

67.Xuseen Xasan Guuleed

68.Cawil Maxamed Ibraahin

69.Maxamed Axmed Biixi

70.Sahal Cali Cartan

71.Barwaaqo Ibraahin Yuusuf

72.Maxamuud C/Raxmaan Cali

73.Maxamed Ismaaciil Cismaan

74.Jaamac Maxamuud Cigaal

75.Aadan Ciise Maxamed

76.Jaamac Ibraahin Xirsi

77.Maxamuud Ismaaciil Xasn Cabdi[Bede]

78.Yaasiin Muxumed Cabdi Ciise

79.Axmed Cumar Cali Axmed[Gadhoodhe]

80.Ismahaan Jaamac Tanag

81. Axmed Cabdi Xaabsade

82.Jabarti Axmed Xasan

83.Fu,Aad Aadan Cadde

84. C/Salaan Saleebaan Maxamed

85. Maxamed Warsame Yare

86.Nadiifo Maxamed Colujoog

87.Maxamuud Axmed Saalax

88. Faysal Jaamac Xirsi

89.Khadra Jaamac Faarx

90.Jaamac Dheeg Cartan

91.C/Laahi Maxamuud Guray

92.Aadan C/Laahi Cabdule

93.Cabdi Axmed Cawad

94.Ismaaciil Ibraahin Cali Gaas

95.Axmed C/Laahi Dhagool

96.C/Rashiid Ducaale Qambi

97.Axmed X.Cali Cadami

98.Sahal Maxamed Jaamac

99.Maxamed Cismaan Bulqas

100.Axmed Maxamed Nuur

101. C/Rashiid  Maxamed Siciid (Kalci)

102.Ibraahin Ducaale Cawke

103.C/Laahi Maxamuud C/Salaam

104.Jaamac Maxamed Hirad

105.Siciid Cabdi Saalax Shirbeeye

106.Maxamed Abshir Gacan

107.Cali Maxamed Aadan

108.Xaliimo Maxamed Xasan

109.Maxamed Biixi Yoonis

110.Abdiraxmaan Maxamuud Caydiid                                      

111.Faysal Cali Sheikh

112.Xuseen Cabdi Cali

113.Maxamed Daahir Khayre

114.Maxamed Yuusuf Soofe

115.Dr.Maxamed C/Laahi Cumar

116.Maxamed C/Laahi Daahir

117.Cismaan Xasan Mire

118.Abiib Axmed Cali

119.Cibaado Maax Cilmi

120.Dr.Axmed Ibraahim Obolos

121.C/Casiis Maxamed Samaale

122.Maxamed Aw Cabdi Ismaaciil

123.Khadra X.Ismaaciil Yoonis

124.Axmed Xaashi Oday

125.Ilyaas Muuse Jaamac

126.Cabdi Cali Jaamac

127.Axmed Muxumed Madar

128.Eng.Xuseen Sh.Aadan

129.Nimco Aadan C/Laahi

130.C/Qaadir X.Ismaaciil Maxamed

131.Maxamed Xuseen X.Ciise

132.Rooda Yuusuf Nuur

133.Maxamed Cabdi Iskeerse

134.Muj.C/Kariin Xaashi

135.Axmed Qani Cabdi Samater

136.Maxamed C/Laahi Cabsiiye

137.Axmed Yuusuf Dirir

138.Mustafe Maxamed Yoonis

139.Siciid Xasan Cabdilaahi

140.Maxamed Faarax Xirsi

141.Shiine Cabdi Barkhadle

142.Dr.Idiris Xaaji Nuur Maxamuud

143.Axmed Xasan Cali (Like)

144.Maxamed Cismaan X. Axmed(Indho Balac)

145.Cali Axmed Kooshin

146.C/Raxmaan Cawil Xasan

147.Daahir Awnuur X.Maxamuud

148.Nuur Cabdilaahi Beegsi (Cawl)

149.Eng.Maxamed Axmed Aadan

150.Maxamuud Ducaale Saleebaan(Talaabo)

151.Rashiid Aw Xasan Xaaji Aadan

152.Kayd Cabdilaahi Xandule

153.Maxamed Cismaan Xirsi

154.Milgo Daauud Cigaal

155.Hinda Ibraahim X.Xuseen

156.Aniisa Nuur Cigaal

 157. Asma Cumar Nuur

158.Maxamed X.Daahir Cabdi

159.Khadar Baaruud Cumar

160.Fu’aad Maxamed Cumar[Awliyo]

161.Cabdi Siciid Faahiye

162.Maxamed Ibraahin Madar

163.Nuur Cismaan Guuleed

164.Saynab Saban Jibriil

165.Sheekh Maxamuud Xirsi

166.C/Risaaq Waabari Rooble

167.Maxamed Muuse Ibraahin [Buuni]

168.Cismaan Cali Maydhane

169.Abubakar Xaamud Jibriil

170.Cismaan X.Cabdi Khayre

171.Axmed Xasan Caafi

172.Xuseen Cumar Dhimbiil

173.Farxiya Caydiid

174.Caasha C/Laahi Cilmi

175.Axmed Ismaaciil Jaamac

176.Daahir Barkhad Cali

177.Nuux Daahir Camuud

178.Sacaad Raygal Muumin

179.Siciid Maxamed Bile

180.Mustafe Cismaan Caynaan

181.Axmed Xuseen Oomane

182.Muuse Cismaan Dhagaweyne

183.Ayaan Cali Cumar

184.Axmed Muxumed Geele [Dacar]

185.Faarax Cilmi Maxamuud

186.Barkhad Jaamac Aare

187.Fahmi Cabdi Bidaar

188.Rooda C/Laahi Ciiltire

189.Amaal X.Axmed Miisaan

190.C/Laahi Ibraahin Habane

191.Prof.Ismaaciil Muumin Aare

192.Ibraahin Aadan Qaalib

193.C/Qaadir Aadan Yuusuf

194.Sahra Muxumed Sh.Xasan

195.Axmed Yuusuf Faarax

196.Mustafe Faarax Abraar

197.Maxamed C/Raxmaan Xuseen

198.Su,Caad Aadan Maydhane

199.Khadar Daahir Fadal

200.Hibo Maxamed Cismaan

201.Yurub Abiib Cabdi

202.Khadar Nuur Cabdi

203.Maxamuud  Xuseen Faarax

204.Baashe Xuseen Axmed [Cadami]

205.Nimco C/Salaan Yuusuf

206.Garyaqaan Barkhad Jaamac Xirsi  

207.Eng.Xuseen Ibraahin Buuni

208.Muuse Cabdi Aadan

209.Cali Maxamed Maxamuud

210.Khadar Ibraahin Cabdale

211.Dr, Ismaaciil Cali Aw Jaamac

212.Carab Nuur Xandule

213.Garyaqaan Jaamac Ismaaciil Shabeel

214.Baashe Yuusuf Cadde

215.Cismaan C/Laahi Hirad

216.Marwaan X.Cali Bootaan

217.C/Raxmaan Cumar Guun

218.Maxamed Axmed Aadan (Wali Xaawa)

219.Xil.Axmed Siyaad Muxumed

220.Maxamed Xuseen Cabdi (Indho Case)

221.Xasan Saleebaan (Feyoore)

222.Cali Cabdi Hugur

223.Axmed Cabdi Xuseen

224.Xasan Nuur Maxamed

225.C/Kariin Baanday Cismaan

226.Maxamed Cabdale Cilmi

227.Cabdi Axmed Iidle

228.Siciid Jaamac Xasan

229.Maxamuud Ibraahin Axmed

230.Bulbul Cabdi Madoobe

231.Maxamuud Salaam Maxamuud (Faroole)

232.C/Raxmaan Maxamed Saqadhi

233.Maxamed Axmed Yaasiin

234.Iid Yuusuf X. Maxamed

235.Dr.Maxamed Axmed Cabdi [Carabayto]

236.Jaamac Axmed C/Raxmaan

237.Muuse Sahal Geele

238.Koos Jaamac Dhunkaal

239.Xusni Maxamed Warsame

240.C/Salaan C/Raxmaan Salin

241.Yuusuf Cismaan Garas

242.Eng.C/Raxmaan Yuusuf Maxamuud

243.Axmed Xasan Maxamuud Xuseen

244.Khadra Maxamuud Xuseen.”

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.