Wasiirka Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ee Somaliland Oo Beenisay Inay Is casishay

Hargaisa(Aftahan News)-Wasiirka Waxbarashada Iyo Tacaliinta Sare Marwo Samsam Cabdi Adam ayaa Sheegtay inanay waxba ka jirin wararka sheegaya inay is casishay wasiirka oo aan khadka talefoonka kula xidhiidhanay ayaa waxba kama jiraan ku tilamaantay wararka suuqa yaala 

Samsam-Cabdi-Aadan122222

“Waa been aan sal iyo raad toona lahayn waxna kama jiraan wararka laysala dhexe maraayo suuqa mana jirto waxa alaale waxaan isu casilaya warka cidii tidhina iyagaa sheegi halka ay ka keneen  waxna kula talinaya dadka wararka beenta isla dhexe marya inay alle ka cabsadaan 

Wasiir Samsam cabdi aadan oo aan waxa ka waydiinay qiilafka ka dhexe qarxay Masuuliyiinta xisbiga kulmiye halka uu salka ku hayo ayaa ka gaabsatay inay waxa tafasiil ah naga siiso

Aftahan News

Mohamed Bashir Nur Giriig

Nuur_giriig1@hotmail.com