Wefti Kenya ka socda oo Hargeysa soo gaadhay iyo Ujeeddada socdaalkooda

Hargeysa(Aftahannews):- Wefti ka socda dawladda Kenya, ayaa soo gaadhay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland oo uu ku soo dhaweeyey Safiirka Somaliland u fadhiya Nairobi, kuwaasoo ujeeddada socdaalkooda ku sheegay inay u socdaan Safaarad ay Kenya doonayso inay ka furato Hargeysa.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.