Wasiirkii Hore Ee Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada XFS Mohamed Abdullahi Salad (Omar) oo ka hadlay Shirkii Ka dhacay Nerobi ayaa si kulul uga hadalay Xalada Jubaland oo ku tilmaay waxa haysta nasiib daro.
Waxa uu sheegay inaysan ka ahayn mucaarad nimo balse ay ka dan qanayaan dhibta iyo hogaan xumada ku habsatay iyo dayaca Maamul iyo Cidanba haysata, waxa uu hoosta ka xariiqay inaysan maanta joogin xili laga gaws qabsado Xaalada Jubaland.
Daawo Hoos Muqaalka.Wasiir Omar
Xafiikka
Aftahan news
Muqdisho