Somaliland oo Go’aammo Adag Ka Soo Saartay Khudbadaha Jimcaha iyo Eedaanka Salaadaha

Hargeysa (aftahannews):- Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Cabdirisaaq Xuseen Cali (Albaani),  ayaa Amarro cusub ku soo rogay Imaamyada, Mu’adimiinta iyo Culimada Khudbadaha Jimcaha ka jeediya Masaajiddada  dalka.

Muuqaalkan hoose kaga bogo Warka Wasiirka oo dhammaystiran:-