Faysal Cali Waraabe oo Madaxweyne Biixi u Soo Jeediyey inuu Is Casilo

Hargeysa (aftahannews):- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ugu baaqay inuu is casilo oo Madaxweyne ku-xigeenka talada dalka ku wareejiyo, maaddaama oo uu ku fashilmay hoggaaminta dalka.

Faysal Cali Waraabe oo warbaahinta la hadlay,  waxaannu warkiisa idinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-