Hargeysa (aftahannews):- Gacmaha Dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool iyo doorka uu hurinta dagaalka ku leeyahay Sheekh Maxamed Cabdi Umal, ayaa la Kashifay markii ugu horreysay, isaga oo hore uga hadlay dagaalka Laascaanood.
Halkan hoose kaga bogo Muuqaalka warkan oo dhammaystiran:-