Ciidanka Millateriga Somaliland oo Soo Bandhigay Goobo ay Qabsadeen

Sool (aftahannews):-  Ciidammada Millateriga Somaliland, ayaa soo bandhigay goobo ay sheegeen inay qabsadeen maanta, kaddib dagaal kulul oo Bariga gobolka Sool ku dhexmaray Ciidammada Somaliland iyo kuwa Maamulka Puntland oo ka garab dagaallamaya Jabhadaha deegaanka.

Warkan oo faahfaahsan waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-