Golaha Wakiillada Somaliland oo Laascaanood Qodobbo Ka Soo Saaray, Xildhibaanna Ganaaxay

Hargeysa (aftahannews):- Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta soo saaray saddex Qodob oo ay sheegeen inay u arkaan xalka dagaalka laascaanood, waxaanay ganaaxeen Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf oo Golaha ka tirsan.

Warkaas oo faahfaahsan oo uu Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golahaas Siciid Giirre warbaahinta u akhriyey, ka daawo Muuqaalkan hoose:-