Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo Dhegaystay Warbixin Dagaalka Laascaanood Ku Saabsan

New York (aftahannews):- Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa dhegaystay warbixin ku saabsan dagaalka Laascaanood ka socda tan iyo lixdii bishan labaad ee 2023-ka, kaas oo sababay khasaare dhimasho, dhaawac, burbur iyo barakac baahsan isugu jira.

Warbixinta Kulanka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay laga akhriyey Arbacadii maanta, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-