Madax-dhqameed Ergo Nabadeed ah oo Laascaanood u Ambabaxay

Hargeysa (aftahannews):- Madax-dhaqameedka reer Somaliland oo Hargeysa ka tegay, ayaa maanta u ambabaxay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, iyagoo Ergo Nabadeed ah.

Halkan hoose kaga bogo Muuqaalka Madaxda Dhaqanka oo Warbaahinta la hadlay intaanin Hargeysa ka tegin:-