Dahabshiil Group oo Wacdaro ka Dhigay Carwada 10-aad ee Ganacsiga Somaliland

Hargeysa (aftahannews):- Shirkadaha Dahabshiil Group, ayaa wacdaro ka dhigay Carwada 10aad ee Ganacsiga Somaliland oo maanta laga furay Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaanay Shirkadaha Dahabshiil Group qiimo-dhimis ku sameeyeen adeegyada ay bixiyaan ee ay bulshada ugu soo bandhigeen Carwada.

Masuuliyiinta Shirkadaha Dahabshiil Group, ayaa Warbaahinta u faahfaahiyey adeegyada ay ku soo bandhigeen Carwada iyo qiimo-dhimista ay Macaamiisha u sameeyeen.

Haddaba, Warkan oo dhammaystiran, waxaan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan:-