Hargeysa(Aftahannews):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sh. Aadan-Siiro), ayaa Khudbad Diini ah oo dhinacyo badan taabanaysa kaga hadlay arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin dayaca iyo tacaddiga haysta inta badan Mujaahidiintii SNM ee ku guulaystay xoraynta dalka Somaliland, isagoo ku soo hal-qabsaday Ibraahin-Dhagaweyne.
Halkan hoose ka daawo Khudbaddaas uu Sheekhu ka jeediyey Salaaddii Jimce ee shalay Masaajidka Xawaadle ee magaalada Hargeysa.
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.