Somaliland: Sheekh Ka Digay Fidmo ka Dhicda Laascaanood

Hargeysa (aftahannews):- Sheekh Cabdiraxmaan Dheere oo ka mid ah Culimada Somaliland, ayaa ka digay fidno saamayn ballaadhan yeelan karta oo ka dhacda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Waxa uu Sheekh Cabdiraxmaan Dheere ku baaqay in laga wada-shaqeeyo sidii nabad loogu soo dabbaali lahaa xiisadda ka taagan gobolka Sool, gaar ahaan magaalada Laascaanood.

Muuqaalkan hoose ka daawo Sheekh Cabdiraxmaan Dheere oo arrimahaas kaga hadlay Khudbaddii Salaadda Jimce ee maanta:-