Xisbiga Kulmiye Muxuu ka yidhi Xaaladda Laascaanood iyo Doorashooyinka Somaliland?

Hargeysa (aftahannews):- Guddoomiye Ku-xigeenka labaad ee Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye Axmed Cabdi Dheere, ayaa ka hadlay xaaladda ka taagan magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool iyo filashada doorashooyinka Somaliland.

Muuqaalkan hoose ka daawo warkoo dhan:-