Somaliland oo War Cusub ka Soo Saartay Arrimaha Laascaanood

Laascaanood (aftahannews):- Xukuumadda Somaliland, ayaa war cusub iyo digniin ka soo saartay Shirarka Beelaha ay oggoshay in lagu qaban karo gobolka Sool, waxaanay digniin u dirtay cid kasta oo kale oo siyaasad ahaan u soo farogelisa arrimaha Laascaanood iyo gobolka Sool.

Muuqaalkan hoose ka daawo Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo Sharraxaya qodobbadaas:-