Daawo Waraysi qosol badan oo si toosa loola yeeshay Jilayaasha Sooraan iyo Jawaan

London(Aftahannews):- Jilayaasha reer Burco ee Jawaan iyo Sooraan, ayaa waraysi si toosa (Live) ah uu ula yeeshay Horn Cable TV, dadweynuhuna ay khadka taleefanka si toosa ugaga qayb-qaadanayeen waxay kaga warrameen qodobbo kala duwan oo xiiso badan oo la xidhiidha jilistooda iyo waxyaabaha la xidhiidha iyo sida ay bandhigyo uga samayn doonaan magaalooyinka waddanka Ingiriiska oo ay Munaasibaddii 18 May kaga qayb-qaateen.

Halkan hoose ka daawo Waraysigaas oo dhammaystiran, su’aalaha la weydiiyey iyo jawaabaha ay ka bixiyeen-ba.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.