Ugaas Maxamuud Cali Ugaas oo Casho-sharaf u Sameeyey Safiirka Ethiopia

Ugaas Guud ee beesha muddulood Ugaas Maxamuud Cali ugaas ayaa caaw hoygiisa Casha sharaf ugu Sameeyey Safiirka Safaarada Dawlada Dimoqraadiga Faderalk Ethiopia Amba Abdulfatah Abdullahi Hassan waxaana ka soo qayb galay kulanka Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawada XFS Genaral sulub axmed fidhin iyo Xildhibaan Hon Garaad Mohamed Sheikh Agasimaha Guud Ee Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada Ali Ga’al Gabow mareeye kuxigeenka Hay’adda Duulista Rayidka Somaliyeed Siciid
Madaxa Xafiiska Warbaahinta iyo xidhiidhka Dadwaynaha Wasaaradda Gadiidka iyo Duulista hawada Mohammed Abdi Osman Faradheere.

Ugaas Maxamuud cali ugaas ayaa Safiirka Gudoonsiiyey Hadiyado dhaqan sida shaalka Koofiyada dhaqanka Bakoorad iyo hadiyado kale.