Xisbiyada Mucaaradka ah oo Sheegay inaanay Madaxweyne Sharci ah u Aqoonsanayn Muuse Biixi

Hargeysa (aftahannews):- Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo Waddani, ayaa sheegay inaanay u aqoonsanayn Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, mar haddii ay 13ka November 2022-ka ku dhammaatay muddadii shanta sano ahayd ee la doortay, doorashona aanu qaban.

Warsaxaafadeed ay soo saareen UCID iyo Waddani, waxaa warbaahinta u akhriyey Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), kaga bogo Muuqaalkan iyo qoraalkaba:-

8