Muuskii ugu badnaa oo 10 sano ka dib hadda ka dhoofay Dekedda Muqdisho

Muqdisho(Aftahannews):- Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Beeralay Soomaaliyeed ay Mooskii Muuskii ugu badnaa muddo 10 sano ah ka dhoofiyeen Dekedda Muqdisho, iyagoo u dhoofiyay dalalka Kuwait iyo Imaraadka Carabta.

Pequenos agricultores etíopes durante a colheita da banana

Wasiirka Beeraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi Axmed Maxamed (Baafo), ayaa VOA u sheegay in mooskan lagu sahaminayo suuqyada Khaliijka. Mooskan la dhoofiyay ayaa gaaraya ilaa 78 tan oo lagu guray 6 konteenar.

Halkan hoose ka dhegayso Warbixinta ay Idaacadda VOA Laanteeda Afka Soomaaligu ka diyaarisay dhoofinta Muuskaas. 

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.