Madaxda Wasaaradda Maaliyadda iyo Guddiga Dhaqaalaha ee Wakiilladu Maxay ka Wadahadleen?

Hargeysa (aftahannews):- Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Somaliland Sacad Cali Shire oo ay weliyaan Wasiir Ku-xigeenka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaas, ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Dhaqaalaha ee Golaha Wakiillada, waxaanay ka xog waraysteen Miisaaniyadda dowladda ee 2023 ka oo dhawaan loo gudbiyey Wakiillada, ka dib markii ay ansixiyeen Golaha Wasiirradu.

Masuuliyiinta Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland 2022
Masuuliyiinta Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland 2022

Haddaba, Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalkan hoose:-