Madaxweynaha Soomaaliya oo Xoghayaha Guud ee QM ka Dalbaday Xoojinta Dagaalka Lagula Jiro Al-Shabaab

Muqdisho [Aftahannews]- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ka dalbaday Xoojinta Dagaalka dowladda Soomaaliya kula jirto Al-Shabaab.

Warkaas oo faahfaahsan halkan hoose ka daawo;-