Daawo Riwaayad Abwaan Dacar iyo Jilayaasha Sooraan & Jawaan ku soo bandhigeen London

London(Aftahannews):- Abwaanka weyn ee Maxamed Aadan Dacar iyo Jilayaasha caanka noqday ee Sooraan iyo Jawaan, ayaa Munaasibaddii Xuska 18-ka May ee magaalada London ku soo bandhigay Riwaayad Majaajillo badan oo aad uga qoslisay dadkii Xafladdaas ka qaybgalay. Halkan hoose ka daawo Bandhiggaas qosolka badan.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.