Agaasimaha Guud Ee Baanka Oo Kormeeray Baanka Cusub Ee Caynabo


Agaasimaha Guude Ee Baanka Dhexe Ee Somaaliland mudaane Mukhtaar Cabdi Quule Ayaa Kormeeray Baanka Cusub Ee Magaalada Caynabo

Agaasimaha Ayaa Halkaasi Masuuliyiinta Baanka iyo Shaqaalaha kaga Dhagaystay Warbixino La Xidhiidha Shaqadda Baanka.

Agaasime Mukhtaar Quule ayaa kormeer shaqo Ku Maraaya Gobolada Bariga jsl Wuxuuna Kormeerkani shaqo Daaranyahay Dardar-galinta Hawlaha Baananka Ee Dalka