Daawo Madaxweynaha Jabuuti oo ka jawaabaya su’aalihii ugu badnaa ee abid la weydiiyo

Jabuuti(Aftahannews):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa markii ugu horreysay su’aalihii ugu badnaa ay Xarunta TV-ga iyo Idaacadda Jabuuti ku weydiiyeen Weriyeyaasha kala duwan ee ka hawl-gala labadaas Xarumood ee Warbaahinta dalkaas, isagoo illaa labaatan su’aalood oo la weydiiyey halkaas kaga jawaabay.

Halkan hoose ka daawo su’aalaha badan ee Weriyeyaashu weydiiyeen Madaxweyne Geelle iyo Jawaabta uu ka bixiyey.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.