Maayir ku xigeenka Hargeysa oo ka jawaabi kari waayay dhaliilo dul hooganaya shaqadiisa

Hargeysa (Aftahannews)- Maayir ku xigeenka caasimada Hargeysa Khadar Axmed, ayaa ka jawaabi kari waayay su’aalo laga weydiiyay dhaliilo dul hoogganaya shaqada uu u hayo bulshada.