Magaalada Caabud-waaq oo si weyn looga xusay Maalinta Somaliland ee 18-ka May

Caabud-waaq(Aftahannews):- Magaalada Caabud-waaq oo ka tirsan gobolka Galgaduud ee dalka Soomaaliya, ayaa markii ugu horreysay si weyn looga xusay 23-guurada ka soo wareegtay markii lagu dhawaaqay gooni-isu-taagga Somaliland 18-kii May 1991-kii oo 18-kii bishan May ee shalay dalka Somaliland iyo dalal badan oo caalamka ka tirsanba looga dabbaal-degay.

Halkan hoose ka daawo dabbaal-degga 18-ka May ee ka dhacay magaalada Caabud-waaq

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.