Daawo sida Ohio looga xusay dabaal-degga Maalinta Qarannimada ee 18-ka May

Ohio(Aftahannews):- Jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan magaalada Ohio ee waddanka Maraykanka, ayaa si weyn u oogay xuska 23-guurada ka soo wareegtay gooni-isu-taagga Jamhuuriyadda Somaliland ee 18-ka May, kuwaasoo Munaasibadda ay ugu dabbaal-degayaan maalinta Qarannimada ay kala qaybgaleen Masuuliyiin Golayaasha dawladda ka tirsan oo maalmo ka hor 18 May gaadhay Maraykanka.

Halkan hoose ka daawo Warbixin uu halkaa ka soo diyaariyey Weriye Muniir oo ka mid ah Weriyeyaasha Maraykanka kaga qaybgalay 18 May.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.