Madaxweyne Biixi oo ka hadlay Dibad-baxyadii Maanta, Fariina u diray Mucaaridka

Hargeysa (Aftahannews)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo goordhawayd warbaahinta la hadlay, ayaa waxaa uu ka hadlay dibadbaxyadii Maanta Dalka ka dhacay.

Madaxweyne Muuse Biixi, ayaa waxaa uu sidoo kale uu fariin u diray hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka.