Xukuumadda Somaliland Oo Hoteeladda Ka Mamnuucay Shirarka Lagu Kala Qaybinayo Bulashadda

Hargeysa, (Aftahannews)- Xukuumadda Somaliland, ayaa hoteeladda dalka ka Mamnuucay in shirar lagu qabto lagu kala qaybinayo shacabka SOMALILAND.

Nuqul ka soo baxay Xafiiska Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex Maxamed Cilmi Axmed ayaa lagu yidhi sidaa waxaanu u dhignaa Qoraalkaasi :