Dadweynaha Burco oo ka Falceliyey soo dhaweyntii Guddoomiyaha Barwaaqo

Burco (Aftahannews)- Dadweynaha magaaladda Burco, ayaa waxaa ay ka Falceliyeen soo dhaweyntii Guddoomiyaha Barwaaqo ee magaaladaasi loogu sameeyay.

Dadweynaha Burco, ayaana isugu soo baxay muharaad ay kaga soo horjeeddan Gudoomiyaha Barwaaqo Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo Xukuumadda Muuse Biixi Laabta ku sidato si loogu asqeeyo Xisbiga Mucaaridka ah Ee Waddani Ee Gadh-wadeenka uu ka Yahay Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro).