Daahir Riyaale Kaahin: “Cid Aan Cadaawad U Qaaday Ma Jirto Intii Aan Xukunka Hayay………….”

Hargeysa, (Aftahannews)-Wasiirka Xannaanadda Xoolaha Somaliland Siciid Sulub, ayaa hadhimo-sharafeed u sameeyey Madaxweynihii horre ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin iyo Xubno isugu jira Wasiiro horre iyo Wasiiro imika ka tirsan Xukuumadda Muuse Biixi.