Prof: Siciid Saalax oo sharxay muhiimadda bandhiga Buugaagt u leeyahay is-dhexgalka dadka

Hargeysa (Aftahannews)- Professor Siciid Saalax oo ka mid ah suugaan-yahanka iyo af-yaqaanka Soomaalida, ayaa sharxay muhiimadda bandhiga Buugaagtu u leeyahay bulshada iyo is-dhexgalka dadka iyo dalalka deriska ah.

Waxaanu ka sheekeeyey qiimaha ay lahaayeen hal-ku-dhegyadii hirgalay ee lagu suntay Bandhigga Caalamiga ah ee Buugaagta Hargeysa 15-kii sanno ee u dambeeyey.