Maxay ka wadahadleen Xisbiga Waddani iyo Safiirka Soomaaliya ee Mareykanka?

Washington (Aftahannews)- Masuuliyiin ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ee Somaliland, ayaa maalmahanba ku sugnaa magaalada Washington ee caasimadda dalka Mareykanka, waxaanay kulamo la yeesheen Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya iyo xubno kale oo ka tirsan dowladda Mareykanka.

Cabdilaahi Cismaan Geel-jire, oo ah guddoomiyaha Abaabulka iyo wacyi gelinta xisbiga Wadani, ayaa VOA-da, uga waramay ujeedada Socdaalkooda iyo aragtoda xisbi ahaan ee ku aadan muranada siyaasiga ah ee haatan ka aloosan Somaliland.

Hoos ka dhagayso wareysiga