Waa sidee Xaalada Caafimaad ee Fanaanada Khadra Daahir Cige?

Hargeysa (Aftahannews)- Fanaanadda weyn Khadra Daahir Cige oo maalmihii u dambeeyay ku xanuunsaneysa magaalada Hargeysa, ayaa xaalad caafimaad loo dhigay cusbitaal ku yaala magaalada Hargeysa.

Hadaba xaalada caafimaad ee fanaanada Khadra Daahir Cige siday tahay, ayaa waxaa ka warantay Fanaanada Cadar Axmed Kaahin.