Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Hortagey Golaha Wakiillada

Hargeysa (aftahannews):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), ayaa maanta hortagay Golaha Wakiillada, ayaa ka warbixiyey hawlaha Wasaaradda.

Halkan Hoose ka daawo Muuqaalka Wasiirka:-