Doodda metelaadda Gobolka Banaadir ee Baarlamaanka oo markale soo noqotay

Guddoomiye Cabdi Xaashi
Guddoomiye Cabdi Xaashi

Muqdisho (Aftahannews)- Waxaa mar kale soo noolaatay doodda ku saabsan in Gobolka Banaadir uu helo metelaadda uu ku leeyahay baarlamaanka Soomaaliya, dooddaas oo ay hore u soo jeediyeen madax kala duwan.

Hadalka u dambeeyey ee taageeraya xaqiijinta maqaamka Muqdisho, ayaa ka yimid guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Hoos ka dhgayso warka