Wareysi: Madaxweynaha DDS Mustafe Cumar, qeybta koowaad

Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida, Mustafe Muxumad Cumar

Boorama (Aftahannews)- Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaaliya Mustafe Muxumed Cumar oo maalmahan ku sugnaa Somaliland, ayaa wareysi ay VOA la yeelatay kaga hadlay arrimo dhowr ah, kuwaas oo ay ka mid tahay xaaladda siyaasaadda ee DDS.

Wariyaha VOA-da Sahra Ciidle Nuur oo kula kulantay magaalada Boorama, ayaa la yeelatay wareysi dheer oo la xidhiidha xaaladda siyaasadeed ee dowlad deegaanka, waxayna ugu horeyn weydiisay ujeedada booqashadooda Somaliland.

Hoos ka dhagayso waraysiga