Hargeysa(Aftahannews):- Akhristayaal, Dhegaystayaal iyo Daawadayaal waxaannu halkan idiinku soo gudbinaynaa illaa laba Boqol oo Sawir oo ka mid ah Sawirrada dabbaal-degga 23-guurada gooni-isu-taagga Somaliland ka soo wareegay ee 18-ka May oo maanta Hargeysa si fiican loogu muujiyey qaddiyadda iyo rabitaanka shacabka iyo dawladda Somaliland iyo qiimaha ay maalintani u leedahay guud ahaan Qaranka Somaliland.
aftahaninc@gmail.com
Aftahannews.com
Hargeysa/Somaliland.