Daawo Reer Berbea oo xataa Bad-weynta dhexdeeda ugu dabbaal-degay 18-ka May

Berbera(Aftahannews):- Masuuliyiinta kala duwan ee laamaha dawladda iyo dadweynaha ku dhaqan magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, ayaa si qurux badan ugu soo baxay Xuska 23-guurada ka soo wareegtay markii lagu dhawaaqay gooni-isu-taagga Somaliland 18-kii May sannadkii 1991-kii oo maanta ku buuxday. Halkan hoose ka daawo.

s613-300x201

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.