Daawo Ciidammada Somaliland oo Wacdaro ka muujiyey Xuska Maalinta Qarannimada

Hargeysa(Aftahannews):- Ciidammada kala duwan ee Jamhuuriyaddda Somaliland ee Millateriga, Asluubta, Booliska iyo ilaalada Xeebaha, ayaa maanta wacdaro ka muujiyey dabbaal-degga 23-guurada ka soo wareegtay ku dhawaaqistii gooni-isu-taagga Somaliland ee 18-ka May. Halkan hoose ee Aftahan TV ka daawo Muuqaalka Wacdaraha Ciidammada Qalabka Sida ee Somaliland ka muujiyeen Xuska maanta ee Hargeysa lagu qabtay.

 

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.