Hargeysa: Halkan ka Daawo qaabkii ay Shaqaalaha dawladdu 18-ka May ugu dabbaal-dageen

Hargeysa(Aftahannews):- Shaqaalaha laamaha kala duwan ee dawladda Somaliland ee ku sugan magaalada Hargeysa ee Caasimadda waddanka, ayaa si weyn u muujiyey ugana qayb-qaatay dabbaal-degga 18-ka May ee xuska 23-guurada ka soo wareegtay ku dhawaaqistii gooni-isu-taagga Somaliland. Halkan hoose ka daawo Muuqaalka Shaqaalaha dawladda iyo Ururrada Bulshada qaarkood oo gaardis ku maraya jidka dheer ee hor mara Madaxtooyada.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.