Daawo Sawirrada Dabbaal-degga 23-guurada Somalialnd ee Magaalada London

London(Aftahannews):- Magaalada London ee Xarunta dalka Ingiriiska, waxa wakhtigan si toos ah uga socda munaasibad loogu dabbaal-degayo sannad-guurada 23aad ee Maalinta Qaranimada Somaliland ee 18-ka May lagu xusayo, waxaanannu halkan idiinku soo gudbinaynaa Sawirrada hor-dhaca ah ee Munaasibadahaas qaarkood ee daawasho habboon.

HALKAN KA DAAWO SAWIRRADA MUNAASIBADDAlondon6

 

londonlondon2london3london23london4londonn

 

XUQUUQDA SAWIRRADAN WAXA ISKA LEH SOMALILANDPOST.NET