Waraysi: Duuliyihii diiday Duqeynta Hargeysa & Caddaynta Amarkii Calooshooda u Shaqaystayaasha

Hargeysa (Aftahannews)- Duuliyihii diiday inuu duqeeyo magaalada Hargeysa, ayaa waxaa uu ka waramay waxyaabihii ku kalifay inuu diido duqaynta Hargeysa.

Duuliyaha oo lala yeeshay waraysi xaasaasi ah, ayaa waxaa kale oo uu ka waramay Cidii amarka duqaynta magaalada soo bixisay.

Hoos ka daawo muuqaalka waraysiga