Daawo Nuxurka Khudbad dhinacyo badan oo uu Madaxweyne Siilaanyo ka jeediyey Xuska 18 May

Hargeysa(Aftahannews):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa khudbad dhinacyo badan taabaynasa maanta ka jeediyey Xuska 18-guurada ka soo wareegtay ku dhawaaqistii gooni-isu-taagga Somaliland ee 18-ka May oo maanta si weyn looga xusay guud ahaan Somaliland iyo dalalka dibedda ee ay reer Somaliland ku nool yihiin, waxaanu Madaxweynuhu dadweynaha reer Hargeysa kala qaybgalay xuska maalintan.

Halkan ka daawo Khudbadda uu Madaxweynaha Somaliland maanta jeediyey, isla markaana uu kaga hadlay dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin sii wadista gooni-isu-taagga Somaliland, ku noqosho la’aanta midnimo Soomaaliyeed, horumarka, dhalliilaha Xukuumaddiisa loo jeediyo, waxa uga qorshaysan wax ka qabashadooda iyo qodobbo kale oo xiiso badan. Daawasho Wacan Khudbadda Madaxweyne Siilaanyo.

 

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.