“Cali Khaliif Iyo Kooxdiisu Waxaan U arkaa Nabad diid Colaad ka Wada Degamaadas….Salebaan Xagla-toosiye

Hargaisa(Aftahan News) Wasiirka wasaarada cafimaadka somaliland Dr salebaan ciise axmed Xaglotoosiye ayaa ka dhawajiyay inuu safarkiisi uu ku joogay gobolka buhoodle uu guul ugu soo dhamaaday wasiir xaglotoosiye oo warbaahintu waxa ka waydiisay inay kulan wada qateen Pro cali khaliif galaydh

oo mudooyinkii u danbeesay ku sugana buhoodle ayuu wasiirku tilmaamay inaanay jirin waxa kulan ah oo ay wada qateen cali khaliif kuna tilmaamay in cali khaliif iyo kooxda la socota ay yihiin dad nabad diid ah isla markaan degaanda kula wareegayaan colaad

Halkan ka daawo wasiir salebaan xaglotoosiye

Aftahan News

Nuur_giriig1@hotmail.com

Ceerigaabo/Somaliland