Dowladda Sacuudiga oo Toogasho ku Fulisay 81 Qof

Riyadh (Aftahannews)- Muddo ku siman 40 sano, waxaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya ay si wadar ah u dishay Sabtidii shalay 81 Muwaaddiniinteeda ah, kuwaas oo dembiyo kala duwan ku eedeysnaa.

Waxay noqonaysaa tiradii ugu badnayd oo dalkaasi si wadar ah hal maalin loogu fuliyo dil wardareed.

Hoos ka dhagayso faah-faahinta warka