Galka Baarista oo soo Bandhigay Xeeladda cusub ee Qaraxyada Al-Shabaab

Muqdisho (Aftahannews)- Barnaamijka Galka Baarista, ayaa waxa uu soo bandhigay isbeddelada dhowaan ku yimid habka ay qaraxyada u fuliyaan maleeshiyada ururka Al-Shabaab ee ka dagaalama Soomaaliya.

Al-Shabaab oo caan ku aheyd qaraxyada baabuurta loo adeegsado ayaa bilihii dhowaa u weecday kuwa is-miidaaminta ee ay fuliyaan shaqsiyaadka xirta jaakadaha lagu xiray walxaha qarxa.

Hoos ka dhagayso barnaamijka.