DAAWO: Australia oo Xalay laga Xusay Munaasibadda 18-ka May ee 23-guurada Somaliland

Sdney(Aftahannews):- Magaalada Sydney ee Caasimadda dalka Australia, waxa xalay laga Xusay munaasibadda 18-ka May ee  23-guurada Maalinta Qaranimada Somaliland, iyada oo noqonaysaa Meeshii ugu horreysay Adduunka ee Muwaadiniinta Somaliland uga dabbaal-degaan Xuska Maalintan oo Qiime weyn ugu fadhida Qaranka.

Jaaliyadda Somaliland ee Magaalada Sydney oo xaflad si heersare ah loo soo agaasimay ku maamusay xuska Maalinta, waxa munaasibadda ay soo-qaban-qaabiyeen kala qayb-galay Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen.

aftahaninc@gmail.com

Aftahannews.com

Hargeysa/Somaliland.