Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Magacaabay Guddiga Qaadhaan ururinta Gurmadka Abaaraha oo Baahay

Hargeysa (aftahannews):- Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, ahna Guddoomiyaha Guddiga gurmadka Abaarta ee heer Qaran, ayaa magacaabay Guddiga qaadhaan ururinta  gurmadka Abaaraha oo ka kooban 11 Xubnood oo Ganacsato iyo Culimo isugu jira.

Halkan ka akhriso magacyada Guddiga Madaxweyne Ku-xigeenku magacaabay iyo heerka xaaladda Abaartu marayso:- 

 

Magacaabista Guddiga Qaadhaanka Gurmadka Abaaraha Somaliland
Magacaabista Guddiga Qaadhaanka Gurmadka Abaaraha Somaliland